Abaalmarinta loogu talagalay Soomaalidii si gaar ah uga guulaysatay xirfadaha, ganacsiga, waxbarashada iyo bulshada Switzerland.
Somali Swiss Award (SSA) waa madadaalo cusub oo xusaysa Soomaalidii guusha gaartay dalka Switzerland — xirfadaha, ganacsiga, waxbarashada iyo adeegga bulshada.
Kooxaha ganacsiga iyo shirkadaha waaweyn ayaan u furinay fursad ay ku taageeri karaan mashruucan muhiimka ah.
Shirkadaadu ma rabta inay taageerto SSA 2026?
Nala soo xiriir si aad u hesho xogta deeqbixinta.
Farriin noo soo dir email-ka ama social media-ga. Waxaan kugu soo laaban doonaa 48 saac gudahood.